Arabic language
Ibat king Wikipedia
Somaliand waa jamhuuriyada oo curdin ah dunidan ku soo biirtay 1991/5/18 waqtigaas oo ay ka soo goday wadankii waynaa ee la odhan jiray somalia oo ay ku taalay waqooyigiisa.Somaliland waxay dhacdaa geeska afrika waxa aya xuduud la wadaagtaa wadamadan,Bari-Somalia.Galbeed-J.Jabuti,konfur-xabishida(itobiya)Waqiyi waxa ka xiga gacanka cadmeed ama gacanka carabta
Somaliland waxa lagaga hadalaa luqadaha somaliga Carabiga english waxa soo raca luqada faransiiska Somaliland waxa u caasimada Hargaysa waxa ay ka kooban tahay 6 gobol oo waa wayn iyo lix gobol oo yar yar iyo weliba degmooyin kooda Dadka somaliland waxay celcewlis ahaan noqonayaan 4.65Ml